Xog Nagu Saabsan

Just The Pill waxaa la aasaasay ayadoo ah urur khayri ah sanadkii 2020 si ay u bixiso adeegyada caafimaadka iskasoo ridista uurka, kahortaga uurka iyo caafimaadka kale ee galmada iyo taranka. Waxaan bixinaa helitaanka hufan ee loo siman yahay ee daryeelka caafimaadka anagoo isku dhafna caafimaadka khadka iyo rugaha caafimaadka ee wareegga.

Just The Pill waxay hadda u adeegtaa bukaannada ku dhaqan Minnesota, Colorado, Montana iyo Wyoming (ayna ku jiraan bukaanno badan oo u soo safra helista daryeelka). Ilaa markii nala aasaasay, waxaan u adeegnay in ka badan 7,000 oo bukaano ah.

 

Warbaahinta

Aqoonsiga

Sanadkii 2022, Just The Pill ayaa lagu abaal mariyay Abaal Marinta Shaqada Haayada Khayriga ah ee Hal Abuurka waxaana lagu siiyay Shirka Sanadlaha ah ee Gudiga Haayadaha Khayriga ah ee Minnesota.

Is diiwaangali si aad u hesho waraaqda wararka ee Just The Pill

Isqor maanta si aad u hesho xogihii ugu danbeeyay shaqadeena.

Xuquuqda daabacaada iyo koobiga: 2024 Just The Pill. Dhammaan xuquuqahu way dhowran yihiin.